Maamulka & bahda Allbanaadir Online oo shacabka Soomaaliyed ugu hambalyeynaya Ciidul-fitriga

Maamulka, Howlwadeenada iyo Shaqaalaha Shabakada Allbanaadir Online waxay hambalyo u dirayaan guud ahaan ummaddaha islaamka meel kastoo ay joogaan gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed taasoo ku aadan Munaasabada Ciidul fitriga ka dib markii ay caawa bilatay bisha Shawaal, ayna dhamaatay bishii barakeysneyd ee Ramadaan. Agaasimaha guud ahna Milkiilaha shabakada Wararka Allbanaadir Online Mudane C/raxmaan Macalin Xuseen … Continue reading Maamulka & bahda Allbanaadir Online oo shacabka Soomaaliyed ugu hambalyeynaya Ciidul-fitriga